Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ka maqlay isagoo dhahaya:

Available in 64 languages
«Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ka maqlay isagoo dhahaya: "Fidrada fiicani waa Shan: Gudniinka, xiiritaanka Bisqanta,Timaha Kilkilada".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey Shan wax yaabood oo Diinta Islaamka iyo Sunihii Ambiyada ka mid ah: Tan koowaad: Gudniinka, waana jaritaanka la jaro haraga sare ee qariya Madaxa Buuryada Raga, iyo in la jaro Madax Kintirka Gabdhaha halka Buuryadu marayso korkeeda. Tan labaad: waa xiiritaanka Timaha Bisqanta. Tan seddexaad: gaabinta Timaha Shaarubaha, lamana ogola inay qariyaan Bishinta. Tan afraad: waa jaritaanka Cidiyaha. Tan Shanaad: waa Timaha Kilkillada oo la rifo.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality