Caqiidada
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri:
Available in 71 languages
«Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa lagu yiri: Rasuulkii Ilaahayow dadka yaa ugu mudan shafaacadaada Maalinta Qiyaame? wuxuu yiri Rasuulkii Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee: "waxaan filayey Abaa Hureyrow inaanu i waydiinayn xadiiskaan qof adiga kaa horeeya markaan arkay sidaad ugu dadaalaysid Xadiiska, Qofka dadka ugu mudan shafaacadeyda Naalinta Qiyaame, waa Qofka qalbigiisa ama naftiisa si ikhlaas ah uga yiraahda laa Ilaaha ilaa Allaah".»Meaning translation ·
Saved at original quality








