Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fadaa`isha iyo Aadaabta

Abii Hureyra-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu yiri:

Available in 60 languages
«Abii Hureyra-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu yiri: "Qofka gaadiidka saaran ayaa salaamaya kan lugaynaya, kan lugaynayana wuxuu salaamayaa kan fadhiya, dadka tirada yarina kuwa tirada badan bay salaamayaan." Bukhaari wuxuu leeyahay ruwaad kale: "kan yari kan wayn buu salaamayaa, kan socdaana kan fadhiya ayuu salaamayaa, dadka yarina kuwa badan bay salaamayaan"»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-dadka wuxuu baray aadaabta dadku isu salaamaan, taasoo ah "Asalaamu calaykum wa raxmatu Alaah wa barakaatuh", Qofka yari wuxuu salaamayaa kan wayn, kan wax fuushana kan lugaynayana, kan lugaynayana kan fadhiya, kuwa tirada yarna kuwa tirada badan.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality