Fadaa`isha iyo Aadaabta
Anas Allaha ka raali noqdee waxaa laga wariyey inuu yiri:
Available in 61 languages
«Anas Allaha ka raali noqdee waxaa laga wariyey inuu yiri: Ducada Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa ugu badnaa "Allahayow, Rabiyow, Adduunka nagu sii kheyr, Aakhirana nagu sii kheyr, nagana ilaali cadaabta Naarta-ee Aakhiro."»Meaning translation ·
Saved at original quality








