Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fadaa`isha iyo Aadaabta

Sacad Binu Abii Waqaas Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay waxaan ka maqlay isagoo dhahaya:

Available in 66 languages
«Sacad Binu Abii Waqaas Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay waxaan ka maqlay isagoo dhahaya: "Ilaahay waa jecel yahay Adoonka taqiga ah oo qaniga ah ee qarsoon".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Ilaahay casa wajala Adoomadiisa uu qaar jecel yahay. Waxaa ka mida kan taqiga ah: ee amarka Ilaahay ku taagan, kana fogaada wixii Ilaahay ka reebay. wuxuu jecel yahay kan qaniga ah: waa kan Ilaahay casa wajala kaga kaaftooma dadka oo Ilaahay mooyee aan cid kale eegayn. Ilaahay wuxuu jecel yahay kan qarsoon: ee tawaaduca ee rabigi caabuda oo ka shaqeeya wixii isaga anfacaaya, kaaso aan ahmiyad siinin in qofna barto ama la sheeg sheego oo la amaano.

Source
Waxa wariyay Muslim
Download image

Saved at original quality