Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fadaa`isha iyo Aadaabta

Anas Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri:

Available in 68 languages
«Anas Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: " Axad idinka midihi ma rumayn ilaa uu iga jeclaado waaridki, caruurtiisa iyo dadka oo dhan".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu inoo sheegay in Qofka Muslimku iimaankiisu kaamil noqon karin ilaa uu ka hor mariyo jacaylka Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee jacaylka hooyadii, Aabbihi, Wiilkiisa, Gabadhiisa, iyo dadkoo dhan, jacaylkaasina wuxuu keenayaa in la adeeco, loo gargaaro iyo inaan la caasiyin.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality