Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:
Available in 65 languages
«Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Ha ka dhigina Guryihiina Qabuur oo kale, Shaydaanku wuu ka cararaa Guriga Suuratul Baqara lagu akhriyee".»Meaning translation ·
Saved at original quality








