Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Caqiidada

Abii Marsadin Alqanawi Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri:

Available in 65 languages
«Abii Marsadin Alqanawi Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu reebay in lagu fariisto Qabuurta. Sidaasoo kale wuxuu reebay in xaga Qabuurta loo tukado, oo aysan Qabuurtu noqdan mid ka xigta qofka tukanaya xaga Qiblada, waayo arinkaasi wuxuu keenayaa Shirki.

Source
Waxa wariyay Muslim
Download image

Saved at original quality