Fiqiga iyo usuushiisa
Caa'isha, hooyadii mu'uminiinta -Allaha ka raali ahaadee- waxay tiri:
Available in 60 languages
«Caa'isha, hooyadii mu'uminiinta -Allaha ka raali ahaadee- waxay tiri: Rasuulka Ilaahayow, waxaan u aragnaa in jihaadku u fadli badan yahay camalka ee ma jihaadnaa? wuxuu ku yiri: "maya, laakiin jihaadka u fadli badani waa: xajka lagu baarinimo falay."»Meaning translation ·
Saved at original quality








