Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Caqiidada

Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey, in Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:

Available in 64 languages
«Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey, in Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Muslimiinta Hub loo qaato, si loo bajiyo ama loo boobo, Qofka xaq daro sidaa u sameeya wuxuu ku kacay dambi weyn iyo danbi ka mida Kabaa`irta waaweyn, wuxuuna mudan yahay goodigaas adag.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality