Fiqiga iyo usuushiisa
Caa`isha oo Muminiinta Hooyadood ahayd Ilaahay raalli ha ka noqdee ahaydna xaaskii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa laga wariyey:
Available in 51 languages
«Caa`isha oo Muminiinta Hooyadood ahayd Ilaahay raalli ha ka noqdee ahaydna xaaskii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa laga wariyey: In Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu icitikaafi jirey tobanka danbe ee Ramadaanka, ilaa Ilaahay oofsaday, ka dibna waxaa ictikaafi jirey xaasaskiisii isaga ka dib.»Meaning translation ·
Saved at original quality








