Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Caa`isha oo Muminiinta Hooyadood ahayd Ilaahay raalli ha ka noqdee ahaydna xaaskii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa laga wariyey:

Available in 51 languages
«Caa`isha oo Muminiinta Hooyadood ahayd Ilaahay raalli ha ka noqdee ahaydna xaaskii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa laga wariyey: In Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu icitikaafi jirey tobanka danbe ee Ramadaanka, ilaa Ilaahay oofsaday, ka dibna waxaa ictikaafi jirey xaasaskiisii isaga ka dib.»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Muminiinta Hooyadood ee Caa`isha Ilaahay raali ha ka noqdee waxay sheegtay in Nabigu nabagelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu laasimi jirey ictikaafka toboanka danbe ee Ramadaanka, isagoo doonaayey Laylatul Qadarka, sidaas ayuuna joogtayn jirey ilaa Ilaahay oofsaday, waxaa kaloo laasimay ictikaafka xaasaskiisii isaga ka dib raali Allaha ka noqdee.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality