Fadaa`isha iyo Aadaabta
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey-:
Available in 70 languages
«Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey-: Nin ayaa ku yiri Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee: ii dardaaran, wuxuu ku yiri; " ha caroon " wuu ku celceliyey dhowr jeer wuxuuna ku yiri: " ha caroon ".»Meaning translation ·
Saved at original quality






