Fadaa`isha iyo Aadaabta
Cumar Binu Khadaab Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya:
Available in 71 languages
«Cumar Binu Khadaab Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "Hadii aad Ilaahay u talo saaran lahaydeen tawakulka dhabta ah, wuxuu idiin arsaaqi lahaa siduu shimbiraha u arsaaqo, waxay kalahdaa iyadoo gaajaysan, waxayna soo hoyataa iyadoo dharagsan ".»Meaning translation ·
Saved at original quality







