Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Cubaada Binu Saamit-Allaha ka raalli ahaadee-wuxuu ka wariyey Rasuulka Ilaahay-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-inuu yiri:

Available in 60 languages
«Cubaada Binu Saamit-Allaha ka raalli ahaadee-wuxuu ka wariyey Rasuulka Ilaahay-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-inuu yiri: ((Salaadi kama ansixin qofka aan Akhrin suuradda faatixada)) waa qofka aan imaam ku xirnayn, qofka imaamka ku xirtay oo waqti uu faatixada ku akhriyo ka gaari waayey ma khuseeyo xaddiisku.»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu cadeeyey inay salaadi ansaxayn faatixada la'aanteed, waayo waa rukni ka mida arkaanta salaadda rakcad walba.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality