Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fadaa`isha iyo Aadaabta

Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri:

Available in 70 languages
«Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto."»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey in Qofka aan u naxariisan dadka in Ilaahay casa wajala isna uma naxariisto, Qofku inuu u naxariisto khalqiga waa asbaabta ugu weyn ee lagu gaaro naxariista Ilaahay.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality