Quraanka kariimka ah iyo Culuuntiisa
Cusmaan Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:
Available in 66 languages
«Cusmaan Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Waxaa idiinku khayr badan kan Qur'aanka bartay ee bara Quraanka".»Meaning translation ·
Saved at original quality








