Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Siirada iyo Taariikhda

Anas Binu Maalik Allaha ka raali noqdee waxa laga wariyey inuu yiri:

Available in 66 languages
«Anas Binu Maalik Allaha ka raali noqdee waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican.»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa dadka ugu akhlaaq badnaa, isagaana ugu horeeyey dadka dhamaan xaga Akhlaaqda wanaagsan oo dhan, sida hadal wanaaga, Gacan furnaanta, bashaash nimada, dhib la'aanta, u dul qaadashada dadka dhibkooda.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality