Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Buraydata Binu xuseyn Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri:

Available in 65 languages
«Buraydata Binu xuseyn Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: U degdega Salaada Casar, waayo Nabig nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: " Qofka ka taga Salaada Casar camalkiisu wuu buray".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Salaada Casar waqtigeeda dib looga dhigo, si bareer ah Qofka sidaa sameeyana camalkiisu wuu buraayo oo wax kasoo qaad ma leh.

Source
Waxa wariyay Albukhaari
Download image

Saved at original quality