SO
Ka wali dhigashada iyo ka beri noqoshada
Axkaanta ka wali dhigashada iyo ka bari noqoshada
2 hadiths
Axkaanta ka wali dhigashada iyo ka bari noqoshada
2
Isu ekeysiinta la reebay
1
Shuruuda Hijrada
1
2 hadiths
Abuu hurayra-Allaha karraalli ahaadee-waxuu nabiga kawariyey-naxariis iyo nabadi korkiiye-inuu dhahay: ((qofku waa kolba diinta(dhaqanka) saaxiibkii uu kusugan yahay uun,ee ha eego midkiin qofka uu lasaaxiibayo)).
Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Iyo Axmed
Abii Sirma Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, Qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya ."
Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Ibnu Maajah, Iyo Axmed