SO
Sakada
Waajibnimada Sakada iyo Xugunka qofka ka taga
1 hadiths
Waajibnimada Sakada iyo Xugunka qofka ka taga
1
زكاة الفطر
2
Sadaqada Sunaha ah
10
1 hadiths
Cabdullaahi Binu Cumar-Allaha ka raali ahaado isaga iyo abihiye waxaa laga wariyey inuu yiri: -Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir: in la qiro inuusan jirin Ilaah xaq lagu caabudo, Ilaahay mooyee, Maxamedna yahay adoonkii Ilaahay iyo Rasuulkiisii, Salaada oo la oogo, Sakada oo la bixiyo, Xajka oo la guto iyo Bisha Ramadaan oo la soomo."
Xadiis la isku waafaqay