Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Abii Hurayra-Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:

Available in 60 languages
«Abii Hurayra-Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Miyaanu midkiin ka baqayn-ama midkiin miyaanu ka cabsanayn haduu Madaxiisa kor u soo qaadoImaamka ka hor in Ilaahay Madaxiisa ka dhigo Madax Dameer, ama uu Ilaahay Suuradiisa ka dhigo Suurad Dameer."»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey goodi adag oo ku soo arooray Qofka Madaxiisa kor u soo qaada Imaamkiisa ka hor, in Ilaahay ka dhigo Madaxiisa Madax Dameer ama Suuradiisa ka dhigo Suurada Dameer.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality