Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri:

Available in 64 languages
«Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Hadaad ku tiraado Saaxiibka: Aamus, Maalinta Jumcada, iyadoo Imaamku khudbaynaayo, Laqwi baad la timid".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey inay ka mid tahay aadaabta waajibka ku ah dadka Salaada Jumcada u yimid: inay dhagaystaan khadiibka dhagaystaan, si loogu tadaburo waanada iyo wacdiga, Qofka hadla wax yarba ha ahaatee isagoo Imaamkuna khudbaynaayo, ee ku dhaha cid kale: "Aamus ama dhagaysoS midkaasi wuxuu waayey fadligii salaadaJumcada.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality