Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fadaa`isha iyo Aadaabta

Jubeyr Binu Mudcim Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu ka maqlay Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya:

Available in 69 languages
«Jubeyr Binu Mudcim Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu ka maqlay Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "Magalayo Janada Qofka gooya Qaraabada."»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu sheegay in Qofka Qaraabadiisa ka gooya waxay waajib ahaan ugu leeyihiin ee xuquuq ah, ama dhib iyo xumaan kula kaca, wuxuu mutaysanayaa inuusan Janada gelin.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality