Hadith for the World
Tap the image to view it full size
Fiqiga iyo usuushiisa

Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri:

Available in 62 languages
«Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka salaad ilaawa ha tukado markuu xasuusto, kafaaro gud kale malaha oo intaa ahayn: {salaada u oog xuskayga} [suuratu Daaha:14]".»

Meaning translation ·

Explanation

The meaning in a few plain lines

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey Qofka ilaawa Salaad faral ah ee waqtigeedii baxay, waxaa ku waajib ah inuu u deg-dego qalaynteeda marka uu xasuusto, dambiga ka tagida Salaada laga dhaafimaayo oo Ilaahay ma asturayo in Muslimku uu tukado markuu xasuusto maahee, Ilaahay ayaa Kitaabkiisa ku yiri: {Salaada u oog xuskayga dartii} [suuratu: daaha:14], oog oo tuko Salaada aad ilawdo markaad xasuusato.

Source
Xadiis la isku waafaqay
Download image

Saved at original quality