SO
Diinta oo Dadka loogu yeero
Xugunka dadka oo diinta loogu yeero
1 hadiths
Xugunka dadka oo diinta loogu yeero
1
آداب الدعوة إلى الله
1
Fadliga Islaamka iyo wanaagiisa
5
حقوق الحيوان في الإسلام
2
1 hadiths
Cabdullaahi Binu Camar waxaa laga wariyey Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Iga gudbiya aniga kulay aayad ku tahay, reer Banii Israa'iilna ka sheekaya dhib kuma jiree, qofka si kas ah iigu been abuurta ha u diyaar noqodo booskuu naarta ka fariisan lahaa".
Waxa wariyay Albukhaari